Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Madaxweyne Farmaajo ku Eedeeyay Boob iyo ku tumasho Sharci

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa mar kale eedeyn u jeediyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna kasoo horjeestay guddiyada doorashada ee dowlada Magacawday. Cabdi Xaashi ayaa sheegay in jiray maalmahan Khilaaf kala dhaxeeyay Madaxtoyada, waxa uuna xusay in khilaafka salka ku hayay in uu diidanaa in xafiisyada Madaxweynaha, kan Ra’isul … Continue reading Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Madaxweyne Farmaajo ku Eedeeyay Boob iyo ku tumasho Sharci